Tartanka Hal-abuurka Ganacsi ee loo qabanayo qaxootiga iyo bulshada martida loo yahay ee Qabribayax iyo Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida.
Call For Application
Days
Hours
Minutes
Ma tahay hal-abuure ganacsi oo deggan xeryaha qaxootiga ama dadka deegaanka ee Qabribayax ama Jigjiga ee gobalka Faafan? Ma raadinaysaa fursad maalgalin aad ganacsi ku bilawdo, ama aad ku kobciso/ballaadhiso ganacsigaaga? Ma jeceshahay in aad ka qayb qaadatid Tababarka Xirfadaha Ganacsi, sidoo kale aad hesho talo-bixin la xidhiidha maamumlka iyo kobcinta ganacsigaaga?
